Yaa ugu mudan abaal-marinta kan ugu wanaagsan Afrika (Salah-Hakimi-Osimhen)

Xidhiidhka kubbada cagta Afrika ayaa go’aan ku gaadhay in la xadido tartanka abaal marinta xidiga ugu fiican qaarada Afrika ee sanadka 2023-ka oo ay ku tartamayaan Achraf Hakimi oo u dhashay dalka Morocco, Masaarida Mohamed Salah iyo Nigeria Victor Osimhen.
Hakimi ayaa kooxdiisa Paris Saint-Germain kula guuleystay horyaalka Faransiiska, wuxuuna si heer sare ah ula soo shaqeeyay dalkiisa, Atlas Lions, koobkii adduunka ee Qatar, isagoo gaaray semi-finalka, wuxuuna ku dhameystay kaalinta afaraad oo taariikhi ah.
Dhanka Osimhen, waxa uu Napoli kula guuleystay gooldhaliyaha ugu sarreeya iyo horyaallada horyaalka Talyaaniga, Salah ayaana ku dhameystay kaalinta afaraad ee liiska Premier League kooxdiisa Liverpool.
Sida aad u malaynayso, yaa mudan abaalmarinta?

La wadaag

Wararka la xidhiidha

Faallooyinka

Faallo Lama Helin